Wararkii ugu dambeeyey dagaalo culus oo ka dhacay duleedka Magaalada Marko

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo xalay duleedka Magaalada Marko ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose ku dhexmaray Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab. Dagaalka ayaa yimid ka dib markii ciidamada Millateriga Soomaaliya gaar ahaan Guutada 14-ka Oktoobar ay weerareen degaanka Jilib Marka, halkaasoo ay ku sugnaayeen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab. Waxaa halkaasi ka dhacay … Continue reading Wararkii ugu dambeeyey dagaalo culus oo ka dhacay duleedka Magaalada Marko